Nagu saabsan
Shirkadda Maguurto waxay ku takhasustay xayaysiinta hantida maguurtada ah, waxaana la aasaasay 2022 magaalada Hargeysa.
Hadafkeena
In la fududeeyo suuq-geynta iyo helitaanka guryo, dhul iyo beero iyadoo la adeegsanayo adeegyo la isku halayn karo, dijitaal ah, iyo xog-ururin dhab ah.
Adeegyada Maguurto
Xayaysiinta hantida maguurtada ah iyo suuq-geynta, waxaa aynu ku takhasusay adeegyo kala duwan.
Xayaysiinta Hantida
Waxaan bixinaa xayaysiinta guryaha, dhulka iyo beeraha ee iibka iyo kirada si sahlan.
Qiimaynta Suuqyada
Qiimayn sax ah oo ku saabsan hantiyeedka, si iibsadayaasha iyo iibiyeyaashu u helaan hufnaanta.
Guri iib ah
Guri cusub oo ku yaal Hargeisa.
50,000$
Dhul iib ah
Dhul weyn oo ku habboon dhismaha.
30,000$
Beero la iibinayo
Beero miro leh oo ku yaal Hargeisa.
15,000$
Guri kirada ah
Guri kirada ah oo ku yaal magaalada.
400$
Dhul la kireynayo
Dhul kireyn ah oo ku yaal Hargeisa.
200$
Guri cusub
Guri cusub oo leh naqshad casri ah.
75,000$
Maguurto waxay iga caawisay iibinta guryahayga si dhakhso ah. Adeegga xayaysiinta iyo qiimaynta suuqyada hantiyeed waa mid heer sare ah.
Ayaanle Ali
★★★★★