Nagu Saabsan Shirkadda Maguurto
Shirkadda Maguurto waa hogaamiyaha suuq-geynta hantida maguurtada ah ee Somaliland, waxa aasaasay Shabcan Ali sanadkii 2022, iyadoo ku takhasustay xayaysiinta iyo qiimaynta hantiyeed.
150+
15
Kalsooni, Khibrad, Hufnaan
Xaqiijinta Hanti
Sawirro Maguurto
Kani waa qaybta sawirrada ee shirkadda maguurto.
Mashruucyada Maguurto
Shirkadda maguurto waxay ku takhasustay xayaysiinta hantida.
Xayaysiinta Hantida
Guryaha, dhulka iyo beeraha iibka iyo kirada.
Qiimaynta Suuqyada
Diiwaangelinta hantida maguurtada ah ee madal dijital ah.